Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..


»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Close Select code Adjust size
LIST VIEW  GRID VIEW (side by side)


March 21st, 2007

Cashar cunto-karin ah oo loogu tala galay ardayda iyo iskaabulada (iyo..)

Waagii hodhe ninka kijinka lagu arko waxaa loo qaadaan jiray naanaab, ama doqon.. beryahan ragannimada ayeyba ka mid tahay inaad cuntada sameysan kadhid.. siiba haddaad tahay arday..

Waxyaabaha ku jidha maraqa:
- Ginger (sinjibiil)
- Garlic (toon)
- Parsley (kabsar caleen)
- Anise seed (xawaash - xawaaji?)
- Spices
- Coriander (Koriyandar -- sawir )
- Lemon juice (liin dhanaan)
- Lemon rind (liinta qolofkeeda)
- Green Chile (basbaas, kan cagaaran)

  • Videoga intaad daawanaysid ha hilmaamin inaad dhareerka iska tirtirtid, fadlan..!



Kaluunkii o diyaar ah.. hmmm


 Go back to the videos..

News and
video blog


Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
NEW: Videos as a LIST
Luqada dooro, taabo labada calan midkood

documentaries

Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot

Your weekly dose of fresh somali videos


To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player

If you can't view the videos, you may need to download them: Windows Mediaplayer here RealOne Player here Flash player here
Having problems?
click here..
..Hadaadan daawan karin, halkan riix..