Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno
Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno
.1

Mar 16
th, 2009
The toxic truth - companies dumping toxic waste, including nuclear waste, off the Somali coastline.
Al-jazeera documentary on European and Asian companies that had dumped and continue to dump toxic waste on the shores of Somalia, after paying corrupt Somali ministers.
Reporting on arms trafficking and the illegal disposal of toxic waste off the coast of Somalia; trafficking featuring Somali and Italian businessmen, offshore companies and secret service agents - trades that continue to this very day, and which are of serious concern.
The last picture (
above) is of a somali lawyer called
Douglas Dualle in the video, Douglas? yes.. we all saw that one coming !
.2

Dec 7
th, 2008
Xamar caddeey (Muqdisho) sanadkii 1980 -- qaybta 1aad
Waa documentary aad u wanaagsan oo nin italian uu sameeyey 1980 oo lagu turjumay af-soomaali.
La soco qaybta 2aad oon soo galin doono dhawaan, in.sh.a
NB: Haddaadan daawan kadhin video-ga, waxaa kaamaqan RealPlayer ee kasoo qaado
halkan
.3

Nov 25
th, 2008
Holidays in the Danger Zone: Places That Don't Exist -- Somaliland
There are almost 200 official countries in the world, but there are dozens more breakaway states which are determined to be separate and independent. Part of BBC Four series on breakaway states and areas which have no recognised status
If you have a slow connection, let the video load for a moment, then press PLAY
.4

Sept 20
th, 2008
Tartanka Qur'aanka Dubai ee 2008 - Wiil soomaaliyeed oo cod wanaagsan
Waa wiilka Soomaaliya uga qayb galay tartanka ramadan lagu qabto Dubay.
Masha allah, codkiisa iyo xifdigiisaba waa lala yaabay.. Wadaadadu wey u duceynayaan markuu dhameeyo qiraa'ada.
Magac: Cabbaas C/Nuur Mac. Maxamuud
Da'da: 15 sano
Tartanka Quraanka ee Ramadaan 1429/Sept. 2008
Natiijada tartanka lama helin weli.
ama hoos ka daawo ama
download
.5

Sept 20
th, 2008
Ramadan - cashar #6: Dhibaatooyinkii Nabiga (scw) ku yimid -- Sh. Umal
Waa muxaadaro ku saabsan dhibaatooyinkii uu nabigu (scw) kala kulmay dadkuu dacwada u gudbinayey iyo siduu u daweeyey dhibkaas.
Sh. Maxamed Cabdi Umal
.6

Sept 9
th, 2008
Ramadan lecture #5: Story of Abu Dahdah - opportunists with good deeds in Islam (English)
A short yet beautiful story given by Sh. Saed Rageah (Imam of Abu Hurairah Masjin in Toronto, Canada), about one of the bold and brave sahabis who have raised the bar when it comes to seizing opportunities that will bring them closer to Jannah: Abu Dahdah (RA)
You can find more videos with Sh. Saed Rageah on
youtube
.7

Sept 9
th, 2008
Casharka ramadanka #4: Maxaa xiga geerida (Sh. Maxamed Rashaad)
War badiya sheegitaanka midka macaanka oo dhan dumiya, asxaabta kala kexeeya, wiilasha iyo gabdhahaba qaata
Sh. Maxamed Rashaad
.8

Sept 9
th, 2008
Casharka #3: Siiradii Nabiga (SCW) Xilligii ka Horeysay Nabinimada
Muxaadaro dheer oo ku saabsan siiradii nabiga (scw) intii aan loo dhiibin nabinimada, ka bilaabmata dhalashadiisii ilaa uu ka gaadhay 40-sano.
Waxaa inoo akhrinaya Sh. Mustafe X. Ismaaciil
.9

Sept 5
th, 2008
Casharka ramadanka #2: Nafwalba wa tii Dhadhamisa Mawtka (Sh. Idriis)
Waa casharkii 2aad ee bisha Ramadaan.
Waa muxaadaro aad u dareen badan oo uu jeedinayo Sh. Maxamed Idriis oo ku saabsan dhimashada.
Muxaadarada waxa laga jeediyey mu'tamar ka dhacay magaalada Minnesota sanadkii 2003
hadaad doonaysid inaad fidiso cajaladan, fadlan halkan ka qaado:
download
Hadaad doonaysid inaad daawato, hoos taabo
.10

Sept 5
th, 2008
Cashar ramadanka #1: Sheeko gaaban - Dulmiga iyo caaqibo xumadiisa
Waa sheeko gaaban oo ka hadlaysa dulmiga iyo ninka gala wixi u dameeya.
Waxaa jeedinaya Sh. Ismaaciil M. Farax
.11

June 27
th, 2008
.12

June 26
th, 2008
Dispatches: Warlords Next Door
Dispatches reveals how key politicians at the heart of the vicious fighting in Somalia - described as the world's worst humanitarian crisis - enjoy incredibly close links to Britain.

The leaders of the current government, installed 17 months ago when Ethiopian forces seized Mogadishu from Islamic militants, were expected to restore peace after years of civil war, but also to destroy Al Qaeda and its allies in the Horn of Africa. The investigation begins in Britain. Among the British-Somali community, Hartley finds anger and frustration that taxpayers are sponsoring politicians who they claim are ruling by the gun and profit from conflict.



.13

Jun 5
th, 2008
Xigasho: www.ilinkatoosan.com
Halkan ka akhriso qoraalkan dheer
Dilkii Culimadii Soomaaliyeed ee 1975 iyo khudbaddii Siyaad uu jeediyay
Halkan waxaan idiin kusoo gudbinayaa sawiro aad u xanuun badan oo laga qaaday tobankii caalim ee dilka uu ku xukumay madaxweynihii hodhe Maxamed Siyaad bishii January 1975.
10-ka wadaad oo kaliya
dambigoodu ahaa inay ku adkaysteen in Ilaahay (SW) uunan xagga DHAXALKA ka simin ragga iyo dumarka, ayaa 17kii bishii January 1975 laga qabqabtay masaajiddada magaalada Muqdishu salaaddii Jimcada ka dib.
Lix cisho kadib, 23kii January 1975 ayaa culumadaa lagu laayey meel fagaaro ah.
Waxayna kala ahaayeen:
1 - Sheekh Axmed Sh. Maxamed
2 - Sheekh Muuse Yuusuf
3 - Sheekh Axmed Iimaan
4 - Cali Xasan Warsame
5 - Xasan Ciise Iley
6 - Maxamed Siyaad Xirsi
7 - Cali Jaamac Xirsi
8 - Aadan Cali Xirsi
9 - Saleebaan Jaamac Maxamed
10- Yaasiin Cilmi Cawil
(
taabo sawirka si'aad u weyneyso)
waa la idinku shubay, waa la idinku shubay, waa la idinku shubay.. haddana anaa idinka shubaya.. wallee.. [Siyaad]
Halkan hoose waxaad ka dhegeysan kadhaa khudbaddii uu jeediyay Siyaad Barre kadib markii culumadii la laayey... dadna way sacbinayaan, dadna way qoslayaan..
.14

March 11
th, 2008
Maskax ku dhiigle iyo gacan ku dhiigle (Wiiga Suugaanta, Gabayga 3aad)
Waa Gabay uu ka tiriyey Cabdilqaadir Xirsi
Yamyam (Allah yarxam) shir dib u heeshiisiin ay isugu yimaadeen nimankii dadka/dalka gubayey (welina gubaya). Shirkaa waxa lagu qabtay Addis-Ababa, 1992..
Wuxuu gabyaagu la hadlayaa nimanka;
- Madax ku dhiigle
- Maskax ku dhiigle
- Mici ku dhiigle
- Midig ku dhiigle
- Muruq ku dhiigle
- Middi ku dhiigle
- Majo ku dhiigle
- Maryo ku dhiigle
iyo
-
Moral ku dhiigle
.15

March 11
th, 2008
Soomaali baan ahay (Wiiga Suugaanta, Gabayga 2aad)
Waxaa tiriyey Jaamac Kediye Cilmi
- Sawdkaan aqaanaa soomali weeyoo
- Sinjigayga dhalashadu soomali weeyoo
- Samayskayga aadame soomali weeyoo
- Ruuxaan salaamaa soomali weeyoo
- Sad waxaan la quutaa soomali weeyoo
- Saaxiib waxaan nahay soomali weeyoo
- Gogoshaan ku seexdaa soomali weeyoo
- Cagta meeshaan saaraa soomali weeyoo
- Jidhka meesha lays saro soomali weeyoo
Ma ogoli safaadkiyo kala soociddoodooooooooooo.. (haaheey, aamiin)
.16

March 11
th, 2008
RDT
Tixmaal - Suugaanta Soomaaliyeed (Wiiga Suugaanta)
Dadka xiiseeya suugaanta, shaah soo qaata, soona dhowaada.
Waa barnaanij lagu soo koobay qaybo kamid kuwa ugu xiisaha ama qotada dheer gabayada la tiriyey. Waxaa kamid ah gabayada: Sayid Maxamed, Qammaan Bulxan, Salaan Carrabeey, Cali Dhuux, Dhoodaan iyo kuwa kale.
Barnaanijkan waxaa ka qaybqaadanaya Yusuf
Shaacir iyo Mohamed Daahir (BBC)
Source: Radio/TV Djibouti
Production: 2005 (60 minutes)
Presenter: Mohamed A. Rirache
.17

Feb 28
th, 2008
Lost Boys - Young men beyond redemption?
Lost to their community and lost to their faith, young Somali men of London are turning to ever more violent forms of street crime.
But it was only when 18-year-old Somali Mahir Osman was murdered in Camden by a 30-strong Somali gang in January 2006, did Somali clan elders realise that things had spiralled beyond their control.
The police got involved and the outcome was three gang members sentenced to life imprisonment, with five others sentenced to lesser jail terms. Somalis today form the largest ethnic group among young offenders incarcerated in the notorious Feltham Young Offender Institution south of London.
In this powerful authored documentary, Rageh Omaar pursues the stories of three recent murders – in Woolwich, Camden and Southall - to try to understand why this new generation of young Somali men are underachieving in education - and what makes them turn on each other.
He speaks to Mahir Osman’s mother, Asha, who believes that the boys struggle because they don't identify with any culture. "They haven’t got Somali culture, they haven't got English culture. They don’t know what they're doing. Really, they don't know. They're a lost generation."
Rageh also goes on the airwaves at a local Muslim radio station to appeal for insight.
By: Rageh Omaar & Paul Sapin
Source: Al-Jazeera
.18

Nov 15
th, 2007
A piece of history for the rest of us -- Taariikhdii Sayidka Iyo Daraawiishta
Documentary made in 1984.
Length: 28 min.
Directed by: Charles L. Geshekter





Ladies and gentlemen.
History repeats itself. For our unfortunate amxaar-loving puppet kinsmen, watch this documentary, and if you can read: Emperor
Menelik wrote in 1891;
Ethiopia has been for fourteen centuries a Christian island in a sea of pagans. If powers at a distance come forward to partition Africa between them, I do not intend to be an indifferent spectator.
If you still can't see my point, please chew (and preferably choke) on
this letter.
When someone points skyward,
it's the fool that looks at the finger
any comment?
dont hold back. I dare you..
.19

Nov 12
th, 2007
Taariikhdii xanuunka badneyd ee Andalus (Al-andalusia)
Waa muxaadaro uu akhrinayo Sh. Mustafa Xaaji isagoo isdul-taagaya wadankii Andalus (koonfurta Spain) iyo kolkay dadkii deganaa meeshaas ay ugu kala googgo'een gobolo yar-yar oo iyagu is dila oo gaalada iska-neceb.. iyo duullaannadii Saliibiyiintu kusoo qaadeen wadankaas.
Ugu dameyntii taasi waxay keentay in boqortooyadii Garanaada ee muslimiinta oo soo jidhay 800 (sideed boqol) oo sano ee ilbaxnimada laheyd ay halkaa ku burbudhay..
Waa qisooyin waano iyo cibro ay ugu sugan tahay wixii caqli leh.. ka faa'ideyso
akhriso:
*
Andalus
*
Al-hambra (qasri)
*
Masjid Qurduba
.20

Nov 12
th, 2007
HDNet
In Somalia, a reckless U.S. proxy war
Wa video ku saabsan dhibaatada dadka somaaliyeed kasoo gaadhay duullaanka amxaarada ay ka dameeyaan dawlado fara badan..
Waxaa videoga ku jidha nin u hadlaya UN-ta, wuxuuna cadeynayaa in mareykanku magaca "
war against terror" uu isticmaalay warlords "
dugaag iyo
dad-cun" ah uuna ku dumiyey intii ka hadhay dhismihii Somalia.
.21

June 21
st, 2007
NY Times
.22

June 19
th, 2007
>>Video update: aaskii Aden Cabdullah Cusmaan - Aden Cadde- Allah yarxam
Dhammaan daawadayaasha sharafta leh ee boggan xiiseeya, ha raali ahaadaan beryahan iskuulkii ayaan ku mashquulay oo xilli maan u helin bogga..
Videogan wuxuu ku saabsan yahay aaskii Aadan Cadde oo ku dhintay dalka Kenya oo dib loogu celiyey Somalia.. 99 sano. Alle ha u naxariisto, hana u dambi dhaafo.

Daawo videoga maanta
Haddaadan horay u daawan, interview uu bixiyey Aden Cadde sanadkii 1964 oon sanadkii hodhe soo geliyey boggan:

halkan ka daawo videogii 2006
Qoraal joornaalka TIME uu ka qodhay Aadan cadde sanadkii 1956:
Beginning of a New Nation
TIME Magazine, May 14, 1956
.23

June 19
th, 2007
.24

March 22
nd, 2007
Daawo dacallada: Magaalada laas-caanood
Waa magaalada Laascaanood..
Sawiro kalee oon videogan ka mid aheyn:

Fardo lagu soo Dhaweeyay nin booqasho ku tegey Laascaanood iyo ragii dhoola tuska sameynayay
.25

March 22
nd, 2007
Al Jazeera English
Somaliland: Dadka Muqdisho ka barakacay ma qaxootibaa, mise?
Videogani wuxuu ku sabsan yahay dad ka qaxay Muqdisho (
oo kasoo baxsaday amxaarka iyo ilma-adeertii), oo UN-ta iyo dowladda Somalialand ay isku haystaan arrintooda.. ma qaxooti baa mise waa uun dad barakacay?
Dictionary
- Qaxooti (refugee):
Qof nabad la'aan darteed uga qaxay dalkiis, oo dal kale u qaxay, tusaale: "war waxaan u tahriibay Canada"
Dad barakacay (displaced):
Dad iyagoon dibadda aadin, danuhu ku khasbeen inay guryahoodi ka qaxaan..
Siyaasadu badanaa waa wax qudhmuun, laakin bal adigu go'aan ka gaadh dadkan xaaladooda..
The Dictionary of the politics:
Poli: a Latin word meaning "many" and
tics: meaning "
bloodsucking creatures".. 1+1.. you do the math..
Somali, Somaliland
er.. potato, patato..
.26

March 21
st, 2007
Cashar cunto-karin ah oo loogu tala galay ardayda iyo iskaabulada (iyo..)
Waagii hodhe ninka kijinka lagu arko waxaa loo qaadaan jiray naanaab, ama doqon.. beryahan ragannimada ayeyba ka mid tahay inaad cuntada sameysan kadhid.. siiba haddaad tahay arday..
Waxyaabaha ku jidha maraqa:
- Ginger (
sinjibiil)
- Garlic (
toon)
- Parsley (
kabsar caleen)
- Anise seed (
xawaash - xawaaji?)
- Spices
- Coriander (
Koriyandar -- sawir )
- Lemon juice (
liin dhanaan)
- Lemon rind (
liinta qolofkeeda)
- Green Chile (
basbaas, kan cagaaran)
- Videoga intaad daawanaysid ha hilmaamin inaad dhareerka iska tirtirtid, fadlan..!

Kaluunkii o diyaar ah.. hmmm
.28

March 21
st, 2007
ITN
.29

March 15
th, 2007
Cold War Surrogates: Somali-Ethiopian war in 1977 and the role of the West
This is what
President Carter has to say abt his involvment in the war of '77:
I thought that.. Somalia should not be permitted to succeed in trying to take Ethiopian territory ..and .. I refused to give the Somali goverment any weapons..
30 years later, and not only is Zenawi still serving his master (Adeer George W) but now, he's got his own tail-wagging servants..
Some Russian general in hindsight:
The ethiopians could NOT have provided them military organization to destroy the Somali troops in such a short period of time.. even with our help"..
[Soviet Military Mission]
------------------------------------
Halkan ka daawo documentary dheer oo ku saabsan dagaalkii Ethiopia ee 1977:
Riix halkan
.30

March 15
th, 2007
Al Jazeera English
Aljazeera English: Sh. Sharif oo su'aalo aad u badan uga jawaabay Al-jazeera
Sh. Sharif
Dowladda Ethiopia go'aankan inay Soomaaliya kusoo duulan waxay gaadheen intaan Maxkamaduhu qaban xukunka.. Dowladdanna waxaa loo dhisay in lagu fuliyo danaha ay wadatay Ethiopia..
Al-jazeera:
Maxaad ku talin laheyd hadda:
Sh. Sharif:
1. Amxaaradu inay ka baxaan waddanka
2. In la qabto shir dibu-heshiisin ah, laguna qabto wadda aan labada dhinac midna raacsaneyn (neutral country)
3. Dadka isku haysta meesha dhammaan in laysugu yeedho ooy ka qaybqaataan.
4. Waddama adduunku inay ogolaadaan shirkan iyo wixii kasoo baxa..
Al Jazeera's description:
As part of Al Jazeera English's Talk to Jazeera series Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, a leader of Somalia's Union of Islamic Courts, discusses the group's hopes for Somalia, their opposition to Ethiopian troops and US involvement in the country.
(Showing page 1 of 6)
News and
video blog
Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
Luqada dooro, taabo labada calan midkood
documentaries
Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot
Your weekly dose of fresh somali videos
To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player
If you can't view the videos, you may need to download them:
Windows Mediaplayer here
RealOne Player here
Flash player here