Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno
Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno

Jun 5
th, 2008
Xigasho: www.ilinkatoosan.com
Halkan ka akhriso qoraalkan dheer
Dilkii Culimadii Soomaaliyeed ee 1975 iyo khudbaddii Siyaad uu jeediyay
Halkan waxaan idiin kusoo gudbinayaa sawiro aad u xanuun badan oo laga qaaday tobankii caalim ee dilka uu ku xukumay madaxweynihii hodhe Maxamed Siyaad bishii January 1975.
10-ka wadaad oo kaliya
dambigoodu ahaa inay ku adkaysteen in Ilaahay (SW) uunan xagga DHAXALKA ka simin ragga iyo dumarka, ayaa 17kii bishii January 1975 laga qabqabtay masaajiddada magaalada Muqdishu salaaddii Jimcada ka dib.
Lix cisho kadib, 23kii January 1975 ayaa culumadaa lagu laayey meel fagaaro ah.
Waxayna kala ahaayeen:
1 - Sheekh Axmed Sh. Maxamed
2 - Sheekh Muuse Yuusuf
3 - Sheekh Axmed Iimaan
4 - Cali Xasan Warsame
5 - Xasan Ciise Iley
6 - Maxamed Siyaad Xirsi
7 - Cali Jaamac Xirsi
8 - Aadan Cali Xirsi
9 - Saleebaan Jaamac Maxamed
10- Yaasiin Cilmi Cawil
(
taabo sawirka si'aad u weyneyso)
waa la idinku shubay, waa la idinku shubay, waa la idinku shubay.. haddana anaa idinka shubaya.. wallee.. [Siyaad]
Halkan hoose waxaad ka dhegeysan kadhaa khudbaddii uu jeediyay Siyaad Barre kadib markii culumadii la laayey... dadna way sacbinayaan, dadna way qoslayaan..
News and
video blog
Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
Luqada dooro, taabo labada calan midkood
documentaries
Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot
Your weekly dose of fresh somali videos
To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player
If you can't view the videos, you may need to download them:
Windows Mediaplayer here
RealOne Player here
Flash player here