Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno
Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno

April 23
rd, 2007
Ganacsato Soomaaliyeed oo ilaa sanadkii hodhe lagaga dilay 40 qof dalka Koonfur-Afrika
Waxaa si naxariis darro ah loogu laynayay dad ganacsato Soomaaliyeed ah dalka South Africa ilaa xilliyadii sanadkii hore ee 2006, halkaas oo lagu dilay dad ka badan 40 qof.. Dadkaa badankood waxa lagu dhex diley dukaamadoodi. Meelaha lagu laynayana maaha tuulooyin ee waa magaalooyin waaweyn sida "Port Elizabeth", "Cape town" iyo kuwa kale. Dalkaa waxaa ku nool Soomaali oo gaadhaya shan iyo toban kun [15,000].
Waxa ay ku nool yihiin cabsi. Dadka u dooda Xuquuqda Aadanaha ayaa sheegay in "
Wadanka South-Africa ay ka jirto Shisheeye Nacayb lagu takooro dadka ajnabiga ah iyo weeraro joogto ah oo lagula kaco.."
News and
video blog
Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
Luqada dooro, taabo labada calan midkood
documentaries
Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot
Your weekly dose of fresh somali videos
To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player
If you can't view the videos, you may need to download them:
Windows Mediaplayer here
RealOne Player here
Flash player here