Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..


»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Close Select code Adjust size
LIST VIEW  GRID VIEW (side by side)


May 4st, 2007
Al-huda

Shir faahfaahsan oo ku saabsan »»Dhalinta Dagan Qurbaha

Waa nadwadii ka hadlaysay dhibta haysata dhalinyarada dagan wadamadan qurbaha (western). Waa mid aad iyo aad muhiim ah.

Qaybaha ka mid ah shirkan:

  • Fadliga cilmiga iyo sida diintu noo amartay inaan aad u raadino..

  • Mas'uuliyadda saadhan waalidka (siiba kuwa caruur ku haysta wadaman qurbaha)

  • Khasaaraha ka yimaada caruurta haddaan la toosin intay soo kobcin..

  • Iyo su'aalo kale oo dadku see jeedinayaan


Nadwadu waa laba saac (2hr, 6min) haddii aad doonayso inaad hodh-mariso, jiid ama riix falaadha ku tusinaysa xilliga (progress bar)


Waxaa noosoo diyaariyey Al-huda Media

 Go back to the videos..

News and
video blog


Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
NEW: Videos as a LIST
Luqada dooro, taabo labada calan midkood

documentaries

Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot

Your weekly dose of fresh somali videos


To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player

If you can't view the videos, you may need to download them: Windows Mediaplayer here RealOne Player here Flash player here
Having problems?
click here..
..Hadaadan daawan karin, halkan riix..