Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..


»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Close Select code Adjust size
LIST VIEW  GRID VIEW (side by side)


May 4st, 2007

Faahfaahin ku saabsan barakacii ka dhacay adduunka sanadkan 2007

"Labadii bilood ee la soo dhaafay Soomaaliya waxaa ka barakacay dad kuwii ugu badnaa dunida ee sannadkan sida laga soo xigtay Qaramada Midoobay (UN) qeybteeda gargaarka"

News: "Dowladda" Soomaaliya oo UN-ta ay ku eedaysay inay dadkeedii dhuunta ku dhegtay:


Mas'uulka Qaramada Midoobay Eric Laroche waxaa uu yiri, shixnado gargaar oo u socda kumanyaal dad bara kacay ah ayaa waxaa hor taagan ciidammada dowladda Soomaaliya oo diiddan ayuu yiri in ay gaarto dadka tabaaleysan (BBC)





Dhanka kale, iyo Ururka Culumada Islaamka:


Ururka Islaamka ee uu madaxda ka yahay Sheekh Yusuf Al-Qardaawi bayaan uu soo saaray waxa uu wel-wel ka muujiyey dilkii iyo xasuuqii lagula kacay dadka rayidka ah ee aanan waxba galabsan.

Bayaankan culumada Islaamka ayaa waxa uu masuuliyadda dhibaatadii ka dhacday Soomaaliya dusha uga tuuray ciidamada Ethiopia oo uuna hawshaasi ku taageeray Maraykanka in ay farageliyaan Soomaaliya.
















Length: 5 min

 Go back to the videos..

News and
video blog


Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
NEW: Videos as a LIST
Luqada dooro, taabo labada calan midkood

documentaries

Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot

Your weekly dose of fresh somali videos


To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player

If you can't view the videos, you may need to download them: Windows Mediaplayer here RealOne Player here Flash player here
Having problems?
click here..
..Hadaadan daawan karin, halkan riix..