Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..


»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Close Select code Adjust size

  Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno

LIST VIEW  GRID VIEW (side by side)


March 6th, 2006


- Luqadda hoos ka dooro..
- Available in:

Film muujinaya xasuuqii lagu dhigay odayadii ku shirayey Muqdisho, 1993

Videogan waxaa ka daawan kadhaa dad gaadhaya boqolaal oo lagu xasuuqay guri Villa ah oo u dhowaa Hodheelka Al-Sahafi iyo Olympic Hotel..

Dadkaa meesha lagu laayey waxaa ka mid ahaa: Waayeelo qabiil (odayaal da' ilaa 90 sano ay ku jidheen), Culumo diineed, proffesoro iyo Joornaalistayaal.

Waxaa loogu sheegay ciidamada mareykanka inuu meesha ku jidho Caydiid (Aideed) ooy raadinayeen.. iyaguna waxayba ka aheyd.. "ku rid hadda, hubso hadhoow"..

Journaliste ka socda NBC ayaa ku noqday aqalkan dadka lagu laayey sanadkii 2005.. halkan ka daawo videoga..

 Go back to the videos..

News and
video blog


Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
NEW: Videos as a LIST
Luqada dooro, taabo labada calan midkood

documentaries

Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot

Your weekly dose of fresh somali videos


To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player

If you can't view the videos, you may need to download them: Windows Mediaplayer here RealOne Player here Flash player here
Having problems?
click here..
..Hadaadan daawan karin, halkan riix..