Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno
Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno

March 29
st, 2006
15 askari oo ethopian ah iyo dad shicib ah oo ku dhintay dagaalo
Ku dhowaad 15 askari oo ka tirsan ciidamada Ethiopia ayaa maanta lagu dilay dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho halka tiro ka badan intaasi looga dhaawacay sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah..
Update

Dagaalo qaraar oo saakay waabarigii ka dhacay caasimadda Somalia, oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, isla markaana ay ka qeyb qaateen markii ugu horeysay diyaaradaha dagaalka ee Qumaatiga u kaca ayaa ciidamada Ethiopia iyo kooxo ka soo horjeeda joogitaankooda waxa uu ku dhex maray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
News and
video blog
Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
Luqada dooro, taabo labada calan midkood
documentaries
Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot
Your weekly dose of fresh somali videos
To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player
If you can't view the videos, you may need to download them:
Windows Mediaplayer here
RealOne Player here
Flash player here