Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..


»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Close Select code Adjust size
LIST VIEW  GRID VIEW (side by side)


March 11th, 2008

Maskax ku dhiigle iyo gacan ku dhiigle (Wiiga Suugaanta, Gabayga 3aad)

Waa Gabay uu ka tiriyey Cabdilqaadir Xirsi Yamyam (Allah yarxam) shir dib u heeshiisiin ay isugu yimaadeen nimankii dadka/dalka gubayey (welina gubaya). Shirkaa waxa lagu qabtay Addis-Ababa, 1992..

Wuxuu gabyaagu la hadlayaa nimanka;

- Madax ku dhiigle
- Maskax ku dhiigle
- Mici ku dhiigle
- Midig ku dhiigle
- Muruq ku dhiigle
- Middi ku dhiigle
- Majo ku dhiigle
- Maryo ku dhiigle
iyo
- Moral ku dhiigle

 Go back to the videos..

News and
video blog


Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
NEW: Videos as a LIST
Luqada dooro, taabo labada calan midkood

documentaries

Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot

Your weekly dose of fresh somali videos


To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player

If you can't view the videos, you may need to download them: Windows Mediaplayer here RealOne Player here Flash player here
Having problems?
click here..
..Hadaadan daawan karin, halkan riix..