Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..


»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Close Select code Adjust size
LIST VIEW  GRID VIEW (side by side)


April 15th, 2006

Dagaalo markale ka bilawday magaalada Muqdisho ( dhufeysyo laga qoday meelo kala duwan)

Ciidamada kasoo horjeeda kuwa Tigreega ee Ethiopia iyo kuwa DKMG ayaa magaalada meelo ka mid ah ka qotay dhufaysyo iyo meelo ay ka dagaal galaan, xilligan oo ay ciidamada Tigreegu isu diyaarinayaan inay weerar lagu kala hadho ay qaadaan..


Dagaalo qaraadh ayaa muqdisho mar kale ka billowday. Dagaaladan oo ahaa mid goos-goos ah ayaa ilaa iyo hadda inta la ogyahay waxaa ku geeriyootay afar qof.. [BBC]



»» ilaahay dadkan dhibaataysan haka badbaadiyo amxaarkan loogu yeedhay oo jidadka ku laynaya.. AAMIIN





















Length: 2 min

 Go back to the videos..

News and
video blog


Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
NEW: Videos as a LIST
Luqada dooro, taabo labada calan midkood

documentaries

Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot

Your weekly dose of fresh somali videos


To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player

If you can't view the videos, you may need to download them: Windows Mediaplayer here RealOne Player here Flash player here
Having problems?
click here..
..Hadaadan daawan karin, halkan riix..