Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno
Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno

March 21
st, 2006
Dagaal qadhaadh oo dhex-maray ciidamada DKM + kuwa Ethiopia iyo kooxo aan la garaneyn
Dagaal sadex geesood ah, ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo gaystay qasaare naf iyo maalba leh. Askar la laayey oo jidka lagu jiidayey ayey dadku ku tilmaameen in ay ahaayeen ciidamo Ethiopian ah
Dadka ayaa sheegay in uu billowday kaddib markii ciidamada dowladda KMG ah oo ay taageerayaan ciidamada Ethiopia oo doonayey sida la sheegay in ay fariisimo cusub meelo cusub oo magaalada ah ka samaystaan ay ka soo baxeen xeryahoodii ku yaallay ilaa degaanka Xoosh
Goobaha uu dagaalku ka dhacay, ayaa kala ahaa Wasaaraddii Gaashaandhigga iyo xeradii Oodwayne, Hoteel Ramadan ilaa Fagax iyo Suuqa Xoolaha [BBC]
News and
video blog
Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
Luqada dooro, taabo labada calan midkood
documentaries
Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot
Your weekly dose of fresh somali videos
To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player
If you can't view the videos, you may need to download them:
Windows Mediaplayer here
RealOne Player here
Flash player here