Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno
Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno

March 13
th, 2006
Ku socota: Ummadda Soomaaliyeed, waxgaradka, dhalinta iyo nimankan Meles nagu soo maleegey..
Nimankii WEEWEE-ga iyo Tikreegii dalka kusoo duulay waaba looga baqayey dhulka inay fasahaad iyo qudhun keenaan. Waxayba horey ka bilaabeen kufsi iyo dil.
Suuban Maalin Cali Geedi oo ah Hooyo 8 caruur leh ayey Xabashidu ku kufsadeen Muqdisho. Sii akhsiro warkan naxdinta leh.. NACALATUL LAAH..
Waa hadal gaaban uu Dr. Cumar Cusmaan Rabeex ka jeediyey kulan lagu qabtay magaalada Otawa ee dalka Canada, dhammaadkii bishii February.
Dilka iyo cidhiidhka lagu hayo ummadda muslimka ah aduunkoo dhan, in dhanka gaalada dad "muslim" sheeganaya ay soo saftaan waa nasiib darro, dhab ahaan..
News and
video blog
Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
Luqada dooro, taabo labada calan midkood
documentaries
Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot
Your weekly dose of fresh somali videos
To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player
If you can't view the videos, you may need to download them:
Windows Mediaplayer here
RealOne Player here
Flash player here