Dayniile News
Wararkii ugu dameeyey ee dayniile.com


Wasiirka beeraha dowladda federaalka oo maanta Muqdisho kulan balaaran kula yeeshay qeybaha kala duwan ee waxgaradka beesha Karanle

read story at dayniile.com 


C/risaaq Xaaji Xuseen “Itoobiya ayaa dalkii qabsatay iyadoo sheeganeysa dowlad Soomaaliyeed oo aduunku aqoonsan yahay iney ka difaaceyso niman waddaado ah”

read story at dayniile.com 


Ciidamada dowladda federaalka oo albaabada u laabay idaacad ku taala Baydhabo

read story at dayniile.com 


Jabuuti oo wax aan la aqbali karin ku tilmaantay in dayuuradaha Maraykanku ay dalkeeda duulaamo uga qaadaan Soomaaliya

read story at dayniile.com 


Ciidamada dowladda oo hub kala duwan ku soo qabtay Baaritaan ay ku sameeyeen goobo ganacsi iyo guryo ku yiilay wadada wadada Km-4 ilaa Zoope iyo dadka deegaanka oo…

read story at dayniile.com 


Weerar Baasuuke oo lala beegsaday ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda oo marayay wadada warshadaha ee Muqdisho

read story at dayniile.com 


Madaxweyne Yuusuf Iyo C/qaasim Salaad Xasan oo kulan gaar ah ku yeeshay xaruntii madaxtooyada Villa Somalia, iskuna afgartay..

read story at dayniile.com 


Ciidamada Itoobiya oo sii daayey Sarkaal reer Hiiraan ah oo ka tirsan ciidamada dowladda federaalka iyo Bandow xiliga habeenkii ah oo lagu soo rogay degmada Afgooye

read story at dayniile.com 


Ciidamada dowladda federaalka iyo Kuwa Itoobiya oo saaka xiray wadada u dhexeysa Zoobe iyo Km-4 ka dib qaraxyo isxiga iyo iska rasaaseyn ay dad ku dhinteen oo xalay ka dhacay

read story at dayniile.com 


Maraykanka oo sheegay in duqeyntii ugu dambeysay ee diyaaradahiisu ka geysteen cirifka koonfureed ee Soomaaliya ay ku qaarajiyeen madaxii Al-Qaacida ee geeska Afrika

read story at dayniile.com 


Mareykanka ma ka yaraaday cabsidii uu ka qabay dhanka Soomaaliya.?

read story at dayniile.com 


0 sano kahor
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf “Meel lagu cafiyey madaxdii maxkamadaha ma ogi, hogaamiye kooxeeyda raggii ahaan jiray waxaanu ugu talogalnay qorshe”

read story at dayniile.com 


0 sano kahor
Waddooyinka laga soo galo xarunta madaxtooyada Villa Somalia oo markii ugu horreysay saaka lagu arkay ciidamada nabadgelyada waddooyinka (Taraafiko)

read story at dayniile.com 


0 sano kahor
R'aisu wasaare Geeddi oo la sheegay in uu hor istaagay lacag shilling Soomaali ah oo maamulka Puntland uu soo daabacanayey

read story at dayniile.com 


0 sano kahor
C/llaahi Yuusuf “Waa dhamaadeen wixii loogu yeeri jiray maxkamadaha, wax wadahadal ahna la geli meyno”

read story at dayniile.com 


0 sano kahor
Dayuuradaha dagaalka ee Itoobiya iyo Maraykanka oo duqeyn ka geystay deegaano u dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya oo lagu tuhunsan yahay iney ku dhuunteen dagaalyahano ka tirsan maxkamadaha

read story at dayniile.com 


0 sano kahor
Prof. Caddow “Waan ogolnahay inaan miiska wada hadalka la farriisano dowladda federaalka, dagaalna ma nalooga adkaan ee dhiiga shacabka Soomaaliyeed inuu daato ayaan diideynay”

read story at dayniile.com 


0 sano kahor
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Liverpool (UK) oo deeq lacageed soo gaarsiisay hooyada dhashay Xasan Axmed Maxamed oo ah wiil xanuunsan oo madaxu biyo uga jiraan

read story at dayniile.com 


0 sano kahor
Oromo ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Itoobiya ay ku qabteen Jowhar oo qirtay iney tababar ku soo qaateen Eritreya

read story at dayniile.com 


0 sano kahor
Madaxweyne Yuusuf oo goor dhoweyd ka soo degay garoonka Muqdisho, loona gudbiyey Ex- xaruntii madaxtooyada Villa Somalia

read story at dayniile.com 

Somali News

Dayniile BBC Somali Horn Afrik SBC Online Hadhwanaag Idamaale Puntland Post Radio Somaliland
International Newspapers on Somalia

World news

Yahoo Top stories UEFA Latest News BBC World News Reuters News

Sports news

World Soccer News UEFA Latest News BBC Sport front page BBC Sport (football)

Technology news

SlashDot Gizmodo (Gadgets) Engadget (..more) Tech Republic C|Net News.com Wired Top stories BBC Technology Ingeniøren.dk (DK)

Arabic news

AFP Arabic News Aljazeera Asharq Alawsat (eng) Moheet Al-Ahram (eng)

Digital photography

Topleft pixel Unprocessed Durham Township