BBCSomali.com | Wararka | Somali News index

dhegeyso 11:00, 14:00, 18:00


Duqa Muqdisho Max'ed Dhere ayaa eedeyn ba'an u jeediyey taliyaha ciidanka Ethiopia ee ku sugan Somalia, isagoo ku eedeeyey inuu si sharci darro ah u xirtay gabar shaqaale ah.

read story at bbc.co.uk 


Xisbiga Dimoqradiga ee dalka Mareykanka ayaa Arbacadii si rasmi ah u caleemo-saaray Barack Obama siuu u noqdo musharraxooda, doorashada madaxweynanimo ee dalkaas.

read story at bbc.co.uk 


Markab kuwa kalluumeysiga ah oo muddo 8-bilood ah lagu heystay Eyl ayaa lasii daayey Arbacadii. Inkastoo lix qof ay badbaadeen, haddana injineer ayaa ku kor geeriyooday.

read story at bbc.co.uk 


Madaxweynaha dowladda KMG ah, C/llahi Yusuf & R/Wasaare Nuur Cadde ayaa ku laabtay magaalada Baydhabo, waxana si diirran usoo dhaweeyey xildhibaanno iyo wasiirro.

read story at bbc.co.uk 


Madaxa xafiiska hey'adda qaxootiga u qaabilsan QM ee UNHCR Muqdisho, Xasan Maxamed Cali ayaa la sii daayay kadib markii ay afduubeen koox dabley ah.

read story at bbc.co.uk 


Golaha Ammaanka QM ayaa Talaadadii fadhi ka yeeshay arrimaha Somalia, isagoo isla soo qaaday bal sida ugu fudud ee ciidan caalami ah loogu diri karo dalka Soomaaliya.

read story at bbc.co.uk 


Garneyl lala beegsaday guri ay Baydhabo ka deggan yihiin mudanayaal ka tirsan Golaha Baarlamaanka ayaa lagu dilay laba wiil oo mid uu dhalay Xil. Maxamed Xuseen Raage.

read story at bbc.co.uk 


Dowladda Ethiopia ayaa waxa ay sheegtay in hannaanka nabadda Somalia, ay soo food saartay caqabad muujinaya rajo beel, taasi oo sabab u khilaafka madaxda dowladda.

read story at bbc.co.uk 


Markab u raran Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP, uuna gelbinayo markab kuwa dagaalka ah oo ay leedahay Canada ayaa ku xirtay dekadda magaalada Muqdisho.

read story at bbc.co.uk 


Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay, in ka badan 20 qofna waa ay ku dhaawacmeen madaafiic lagu duqeeyay maanta Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

read story at bbc.co.uk 


Hey'adda badmareenada caalamiga ah ayaa waxa sheegay in laba markab oo laga kala leeyahay wadamada Japan iyo Iran lagu afduubay xeebaha dalka Somalia.

read story at bbc.co.uk 


Sarkaal Soomaali ah oo ka tirsanaa barnaamijka cuntada adduunka WFP ee Somalia ayaa koox dabley ah ay ku dileen magaalada Diinsoor ee gobolka Baay.

read story at bbc.co.uk 


Xubno ka tirsan maxkmadaha Islaamiga ee Somalia ayaa soo gabagabeeyay shir uga socday degmada Jalalaqsi iyagoo ku sheegay inay sii wadi doonaan dagaalka.

read story at bbc.co.uk 


Ciidanka Ethiopia ayaa dilay 40 qof, 20 kalena dhaawacay markii ay rasaas oodda uga qaadeen dad rayid ah oo la socday laba bus oo mareyey duleedka Muqdisho.

read story at bbc.co.uk 


Kulamo is-daba joog ah ayaa maalintii labaad Djibouti uga socda guddiyadii amaanka iyo siyaasadda ee dowladda KMG iyo Isbaheysiga mucaaradka. Irdaha ayaa u xiran shirarka.

read story at bbc.co.uk 


Mudanayaal ka tirsan Golaha Baarlamaanka Somalia oo kala taageersan M/weynaha & R/Wasaaraha DKMG ayaa u muuqda kuwa sii fogeynaya khilaafka dilooday dowladda.

read story at bbc.co.uk 


Laba weerar iyo qaraxyo ayaa lala beegsaday ciidanka dalka Ethiopia ee ku sugan Muqdisho iyo duleedkeeda. Khasaare aan la hubin baaxaddiisa ayaa ka dhashay weerarradaas.

read story at bbc.co.uk 


Saddexda mas'uul ee ugu sarreeya Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay in ay maanta u amba baxeen magaalada Addis Ababa ee waddanka Ethiopia.

read story at bbc.co.uk 


Markab laga leeyahay waddanka Thailand oo kuwa Xamuulka qaada ah ayaa burcad badeed ku afduubeen inta u dhaxeysa xeebaha waddanka Somalia iyo Yemen.

read story at bbc.co.uk 


Lix qof ayaa dhintay 10 kalena waa dhaawacmeen markii ay ciidanka Ethiopia rasaas ku harqiyeen gaari mini-bus ah oo ay dadkaas saarnaayeen, meel u dhow Wanla Weyn.

read story at bbc.co.uk 

Somali News

Dayniile BBC Somali Horn Afrik SBC Online Hadhwanaag Idamaale Puntland Post Radio Somaliland
International Newspapers on Somalia

World news

Yahoo Top stories UEFA Latest News BBC World News Reuters News

Sports news

World Soccer News UEFA Latest News BBC Sport front page BBC Sport (football)

Technology news

SlashDot Gizmodo (Gadgets) Engadget (..more) Tech Republic C|Net News.com Wired Top stories BBC Technology Ingeniøren.dk (DK)

Arabic news

AFP Arabic News Aljazeera Asharq Alawsat (eng) Moheet Al-Ahram (eng)

Digital photography

Topleft pixel Unprocessed Durham Township