Content loading, shhh..
Fadlan, waxyar sug..X

Images for your mind and soul..

Halkan waxaad ka helaysaa sawiro qiimo leh, oo *wiigiba* hal mar waxlagu soo daro.
Hoos ka dooro qaybta aad doonayso ..
Last updated: May 27th, 2007


Political posters..

Halkan ka daawo sawiro boroobagando ah uu sameeyey Siyaad Barre. Qaar ka mid ah, sida kan ugu horeeya, waxaa ka muuqda wax aad looga naxo; sida nin muslim ah oo is badh-badh dhigaya ama isku daray xizbiga "Karl Marx" iyo "Lenin" iyo fikradohoodi ka fogaa diinta (Marxism, Leninism, Communism)

SUBXAANA LAAH --> "Markis, Anglis, Linen.. Siyaad (Marx, Engels, Lenin, Siyaad Barre)"
(Mural found on the wall of an office inside the Erigavo police station in March 1991.)

Qofkii doonaya horumarsiyaasadeed iyo mid dhaqaale wuxuu doonaa midnimada shacbigiisa -
Jaalle Siyaad 10/12/79 ( Whoever wants economic and political progress will strive for the unity of his people)

8da Maarso 1980. Waa Maalinta Haweenka Horusocodka Ah. (8th of March is the day of the progressive woman)

X.H.K.S. wuxuu ummadda Soomaaliyeed u horseedayaa nolol aayatiin wacan leh. (The Somali Socialist Revolutionary Party is leading the Somali nation to a good life.)

Nebi Yuusuf (Calayhi salaam) markay yiraahdeen walaalihiis bahal baa cunay

Ha Noolaato Sannad Guurada ee Qarannimada Shacbiga Soomaaliyeed. Gaxtaan & Goobe (Long live the anniversary of the nationhood of the Somali people.) [Gaxtaan & Goobe, 1980]

African Unity is Indispensable.

Nin aqoon ku xaday qalin, khayr kama macaasho (The one who steals knowledge by means of a pen will not gain any good)

The Ka'bah in Mecca: Qur'anic verses

Sayid Cali bin Abu Taalib iyo Camr ibn Wuddal-Camir iyo Dagaalka Al-Khandaq

Dhalinta kacaanka Ubadkii Maanta Ubaxii Berrito (Today's Youth, The Flower of Tomorrow)

Xubnaha na matalaya waa qaybo ka mid ah xoogagga kacaaneed ee leh astaamahan.

Hambalyo 8da Maarso. Maalinta Haweenka Adduunka (Congratulations and Best Wishes for 8th March, 1981)

15ka Maajo 1979. Iloobi Meyso Taariikhdu. Iloobi Meyno Taariikhda. (History won't forget; we won't forget history.)

Back to the gallery..


Some of these images are publicly accessible through RSS (via ahmed, flickr: her, her) and shall be credited to their respective owners.
:: Do you have any images, you'd like to share with us, send the link. Tanki yuu feeri maj.